Shaqo Kaab Shaqo raadin iyo meelayn
← Dhammaan shaqooyinka

Macalin

Rahma · Hargeisa · Qandaraas · $150/bishii · Cunto malleh

Shaqada

Macalin bedel maadooyinka dugsiga hoose

Waxa la doonayo

Inuu garanaayi maadooyinka dugsiga hoose, khibrad ku filan leh ilaa 5 sano ,aamin ,hawlkar, sooshal, ajan rekoodh

Wuu xirmayaa: 2026-09-21

Codso shaqadan

Akoon bilaash ah samayso, xogtaaduna waxay la socotaa codsi kasta oo aad samayso.

Akoon samee oo codso Horey ayaan u leeyahay